SNTV - Mogadishu, Somalia - Watch Online

Somali National TV

SNTV (Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed)is a television station in Mogadishu, Somalia providing Public programming. It began experimental broadcasts on March 18th, 2011 and the station was relaunched on April 4th, 2011.

Visit the TV station's website

2533614536

Ministry of Information, 1 Villa Somalia, Mogadishu, Somalia 2525

No reviews yet. Be the first to post one
Guest
yusufyare

yusufyare

Asc waxaan rabaa inaan idin weeydiyo sababta hadu Telefishinka Qaranka Soomaliyeed uu yahay, sababta keentey inuu wariyuhu doorto magaalo aad u yar oo beel u badan tahay mogdisho degta. Waxaan ognahay ineey Caasimada Stockholm tahay magaalada ugu Soomalida badan oo si ween looga ciidey, Maxuu ku doo see more... rtey wariyaha Magaalada Katerinholm oo u dooran waayey meesha soomalida iyo masajidka ugu ween oo soomali weyn ku dhan tahay. Hadaad aragtey salaamaha waxeey salaamaha loo diraayey Muqdisho, Telefishinka Qaranka ma beel baa leh mise waa kan sida S/land iyo Putland oo kale. waxaan mahad u diraayaa Tv Universal aa ah Tv Qaranka soomaliyeed ku kalana waa Telfishin beeleed

July 28, 2014, 7:35 p.m. GMT

Guest

Guest

asc magacaygu waa axmed maxamed saalim oo jooga wadanka saudi arabia waxaa looga hortagi karaa qolada nabad diidka in shacabka ay la shaqeeyaan ciidamada dowladda ciidamada dowladana ay kasbadaan kalsoonida shacabka waad mahadsantihiin

March 10, 2014, 4:51 p.m. GMT

Guest

Guest

Somali Natoinal Tv wa midka haqabtiro uma Somaliyed iyo horumarka dalka. SNTV

Oct. 29, 2013, 5:41 p.m. GMT

Guest

Guest

Hormurka dalka waxa siwayn uga haqabtiro Umada Somaliyed Somali Natoinal Tv (SNTV)

Oct. 29, 2013, 4:47 p.m. GMT

buubaal20

Cabdulqaadir Salaad

Radiyaha Iyo tv Qaranka wa haqabtiraha Umada Somalia

Sept. 6, 2013, 12:06 p.m. GMT